|

”Somaliland wax heshiis ah ma gali karto ilaa ay aqoonsi hesho” Siyaasi Cali-Kubado

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa markii ugu horaysay wuxu hadlay shirkad Soomaaliland ka sahaminaysa Shidaal taas oo dhawan heshiis la gashay madaxwaynaha Soomaalilanad.

 

CALI-KUBADOCali-Khadar Xasan Cismaan(Cali-kubad), Guduoomiye ku xigeenkii hore gudiga doorashooyinka Somaaliland ayaa xusay  Somaliland inaysan heshiis Caalami ah galin karin ilaa ay ka hesho aqoonsi dawladnimo.

 

Cali ayaa madaxwaynaha Somaliland wuxuu ku sheegay inuu yahay mid khiyaanaya shacabka isagoo ku sababeeyey heshiisyada Shirkada Caalamiga ah masuuliyiinta Somalilanad kasoo jeeda ee Soomaaliya xilalka ka haya wuxuuna ku tilaamay nasiib daro.

 

Cali Kubad ayaa sidoo kale wuxuu sheegay heshisyada Besha Caalamku lagalayso Soomaaliland dhamaan inay u soo maaraan dawlada federaalka Soomaaliya.

Comments are closed