Hargeysa, 16,5,2016 (QJ.SDN) – Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland gaar ahaan guddida daba-galka hantida qaranka ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire iyadoona ka wada hadlay heshiiskii dekedda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=eA9MGXB39l8
