Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Mudane Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ay Weheliyaan Maamulka Madaarka Cigaal International ayaa ka qayb galay Munaasibad ay ku Midoobayeen gaadiidka u adeega dadka Madaarka ka soo degaya.
Waxaa kale oo Madashaasi lagu Shaaciyey Qiimaha ay Gaadiidkani kaga qaadayaan dadka ka soo dega Madaarka Caasimada Hargaysa.
Gaadiidka ka Shaqeeya Madaarka Hargaysa oo Astaan Gaar ah loo sameeyay Isla markaana la Jaangooyay Kharashka ay ka qaadaan dadka Madaarka ka soo Dega DAAWO
