Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa inoo Kowsatay Bishii Raxmada,Bishii Denbi dhaafka Bisha uu Alle Kor ahaaye Adoomihiisa Camalka Suuban la Yimaada uu ka Xoreeyo Naarta Waa Bishii Ramadaan.
Fadliga Dheeriga ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ay Leedahay Iyo Muxaadiro uu soo Jeedinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun DHAGAYSO
