Madashii Maanta ee Ka Gar-naqa Khilaafka Xisbiga Ucid,Doodihii dhinacyada Muranku u dhexeeyo Iyo Muuqaal Sir ah DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furmay Ka Garnaqista Dacwada u dhaxaysa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Waxaana Gacanta ku haya Kiiskan Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka .
https://www.youtube.com/watch?v=iIXj8Au26jA
https://www.youtube.com/watch?v=LjEjkIvkaxc