Hargaysa 14.June 2016 (SDN/QJ):-Maayirka caasimada C/raxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa soo kormeeray wado labo boqol oo kilomitir ah oo ay dowlada hoose ee magaalada hargeysa ay wado dhismaheeda.
Duqa Caasimada oo soo Indho indheeyey Jid 200 Km ah oo dawlada hoose dhismaheeda Wado DAAWO
