Hargaysa 26.June 2016 (SDN/QJ):-Marwo Samsam Suudi Diiriye ayaa ka mid ah siyaasiyiinta xubnaha ugu fir-fircoon xisbiga WADDANI,Waxaana ay si adag uga hadashey xadhiga lagula kacay wariyeyaal Somaliland ah oo laga qafaashey xadka Somaliland.
dhinaca kale waxay Samsam Suudi farriin adag u dirtey xukuumadda Somaliland inay si deg-deg ah uga hadasho tacaddiyada ay dawladda Itoobiya kula kacdeywarbaahinta Somaliland
Samsam Suudi Diiriye Oo Si Adag Uga Hadashey Xadhiga Iyo Xadgudubka Ciidamada Maleeshiyaadka Liyuu Booliisku Iyo D.Itoobiya Kula Kaceen Wariyeyaasha,& Xukuumadda Oo Ay Farriin Adag U Dirtey DAAWO
