Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada hargeysa gaar ahaan hotel maansoor lagu doortay hogaan cusub oo xidhiidhka kubbada cagta somaliland yeelan doono afarta sano ee soo socda.
Hogaanka Cusub ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland ee 4 Sanno ee Soo Socda oo la Doortay DAAWO
