Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidan tiro badan oo ka soo Goostay Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land iyo Kooxda Khaatumo ayaa isu soo dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland.
Tiro Ciidan Kuwii ugu Badnaa oo ka soo Goostay Punt land iyo Khaatumo oo Isu soo Dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland Laguna Daray Safafka Ciidamada DAAWO
