Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Sanadkii 1940 xiligii dagaalkii labaad uu socday Chunsulor-kii dalka jarmalka Adlov Hitler waxa uu amray in la baabi’iyo dhamaan cududa ciidamada cirka ee boqortooyada Ingiriiska si uu si fudud ciidamadiisu ugu galaan dhulka Britain.
https://youtu.be/tL27TQPjdZE
