Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid “JAYLAANI” oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka ayaa waxa uu soo saaray Maanso Cusub “DABADEY HA QUUSAN”, Maansadan cusub ayaa waxay ka hadlaysaa Wiil kalidiisa u iibiyay si uu u helo gabadh uu jeclaa dabadeedna u geeriyooday.
Qisadan Maansadan cusub ayaa Abwaan-Jaylaani xaqiijiyay inay tahay mid run ah Taas oo qiiro galinaysa cidkasta oo nasiib u hesha inay daawato.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=kGogpJlKBlw
