Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Bada Fu’aad C.salaan ayaa ka warbixiyey Qorshayaal Cusub oo lagu Tayaynayo Kalluumaysatada Ka Hawl gala Xeebaha Somaliland
Agaasimaha Guud ee Kalluumaysiga oo Daaha ka qaaday Hawlgal lagu Tayaynayo Kalluumaystada Somaliland DAAWO
