Hargaysa 03. October 2016 (SDN/QJ):-Gudida joogatada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa maanta waxay warbixin ku saabsan qorshaha biyo balaadhinta dalka ka dhagaysteen masuuliyiinta wasaarada Biyaha .
https://youtu.be/ReAZ_wt2LVk
Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo Markii uu u Soo Joogsan Waayay Wasiirka Khayraadka Biyuhu Xogwaran ka dhagaystay Mas’uuliyiin ka hooseeya DAAWO
