Hargaysa 03. October 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure ayaa Beeniyay Warar ay Warbaahintu ku Sheegtay inay Ku Biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
https://youtu.be/OnRm1T__7sI
Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga oo ka Hadlay inay ku Biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO
