Laascaanood 03. October 2016 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta uga Digay Bulshada Qaybaheeda kala Duwan inay qaataan Noocyada Kala Duwan ee Hubka Fudud oo noqday aafo ku soo Korodhay Gobolkaasi.
https://youtu.be/gbMixEqpoV4

qurbejoog