Berbera 24.October 2016 (SDN/QJ):- Xulka Gobolka Saaxil uga qayb qaadanaya Rubuc dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Ku Guda Jiray Sidii ay Guul Taariikhi ah uga soo hoyn lahaayeen Tartankaas oo Maalmaha soo Socda ka furmi doono Garoonka Hargaysa Stadium .
https://www.youtube.com/watch?v=VGt6clC76oU&feature=youtu.be
Xulka Gobolka Saaxil u Metelaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka oo Qabanqaabadii u danbaysay Ku Jira DAAWO
