Laascaanood 24.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ayaa Kala qaybgalay Tababarkii u danbeeyay ee Xulka Gobolkiisu isugu sii diyaarinayaan Ka Qayb galka Wareega kama danbaysata ah ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee ka qabsoomi doona Magaalada Hargaysa.
Xulka Gobolka Xaysimo oo Isu diyaarinaya Wareega Kama Danbaysta ah ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland DAAWO
