Burco 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Habeenkii Xalay u Hoyday Magaalada Burco Waxaanay Maanta Kormeer Xaqiiqo raadin ah ugu Kicitimi doonaan Qaar ka mid ah Gobolada bari ee dalka.
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Maanta Magaalada Burco uga Sii Kicitimaya Gobolada ay Abaarta Baaxada Lihi Ku Habsatay DAAWO
