Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Cumar Shucayb oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalal ka tirsan Qaarada Yurub ayaa dalka dib ugu soo laabtay.
Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo ka Warbixiyey Shirkii Maalgashiga ee ay Kaga qayb galeen Magaalada Berlin DAAWO
