Hargaysa 27.November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay Wada hadal uu Xisbiga Kulmiye la Furay Garabka uu hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen.
Maxamed Kaahin oo ka Hadlay inuu Burburay Wada hadalkii u Socday Kulmiye iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Hogaaminayo DAAWO
