|

Axmed M. Seed Oo Shaaciyey Shirqoollo Naftiisa Halis Geliyey Oo Shirkii Ambassador Ka Qabsaday, Kana Marag Kacay Mus-Dambeedka Beesha Guddoomiye Cirro Kasoo Jeeda Ee Nash-Qadeeya Go’aamadda Xisbigu Qaadanayo DAAWO

seeedHargaysa 27.November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga WADDANI, ahna guddoomiyaha garabka toosinta iyo caddaaladda, ayaa markii ugu horraysay daaha ka fayday shiqoollo qarsoodi ahaa naftiisa halis lagu geliyey, kuwaas oo ka dhacay madashii uu ka dhacay madashii lagu qabtay shirkii golaha dhexe ee sababta u ahaa inuu xisbigaasi laga garab u kala jabo.
Axmed Muumin Seed oo u warramay barnaamijka Milicisiga ee uu daadihiyo saxafi Fasal Fadh-fadhle, ayaa dhinaca kalena bannaanka soo dhigay jiritaanka musdambeedka beesha ku dhisan ee go’aamiya talooyinka kama dambaysta ah ee uu ku meelmaro xisbiga mucaaridka ah ee WADDDANI, waxana uu hoosta ka xarriiqay in kooxdaasi dhammaantood kasoo jeedaan qoyska guddoomiye Cirro, isla-markaana awoodda ugu weyn ee xisbigaasi ay iyag

Comments are closed