Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka Dhallinyarada ee Xisbiga Waddani ayaa Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Xubno ka tirsan Shaqaalaha dawlada oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye u Magacaabay Xilal Xisbiga Kulmiye ah taas oo baalmarsan Sida ay Sheegeen Xeerka Shaqaalaha dawlada oo ka maanacaya in Shaqaaluhu Siyaasada Faraha la galaan.
Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani oo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada u Gudbiyey Dacwad Ka Dhan ah Shaqaale Dawladeed oo Gudoomiyaha Kulmiye Xilal u Magacaabay DAAWO
