Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa Ku Sifeeyay Khaa-imul Waddan Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Maxamed Qodax oo Magaalada Muqdisho u Tegay Si uu Uga Qayb galo Tartanka Aqalka Sare ee Dalka Somalia.
Maareeye Ku Xigeenkan ayaa ka Galgashay eedaynta uga Timid Wasiirkiisii Warfaafinta.
https://www.youtube.com/watch?v=VIqbL7INwyE
