|

Maareeye Ku Xigeenka Telefishanka Qaranka ee Muqdisho u Tegay ka Qayb galka Kuraasta Aqalka Sare oo Beeniyay Hadal uu Hore u Yidhi DAAWO

Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa Ku Sifeeyay Khaa-imul Waddan Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Maxamed Qodax oo Magaalada Muqdisho u Tegay Si uu Uga Qayb galo Tartanka Aqalka Sare ee Dalka Somalia.

Maareeye Ku Xigeenkan ayaa ka Galgashay eedaynta uga Timid Wasiirkiisii Warfaafinta.

Comments are closed