Helsinki 17. December 2016 (SDN/QJ):- Marwo Saamiya Muuse Waa Haweenay u dhalatay Somaliland balse degan dalka Finland Gaar ahaan Caasimada dalkaasi Waxay Tartan adag ugu Jirtaa Musharaxnimada Golaha deegaanka ee Magaalada Helsinki ee Caasimada Waddankaasi.
