Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharax Madaxwayne Ee xisbigaasi ayaa khudbad ka jeediyay Shirka ururka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Kulmiye.
Nuxurka Khudbad Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyay Shirkii Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye & Weedho uu Ku Tuuray Xisbiga Waddani DAAWO
