“Anigaa Muuse qoray Jabhadda, markaa Meel uu Madaxweyne u soo marayaa ma taallo…….” +“Muuse Biixi wuxuu noqonayaa Madaxweynaha ku xiga Axmed-Siilaanyo..Waayo……”? Cali Guray DAAWO

Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa Qaatay hab dhaqanka JirJiroole ee Siyaasadeed Wuxuu Labadan Hadal Iyo Kuwo Kale oo Muuqaalkan Ku Dhex jira uu Jeediyey Sannad Gudihii.
https://www.youtube.com/watch?v=IiX3p2f12wU
https://www.youtube.com/watch?v=9pU2EYMYNuw