Burco 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo Ku Sugan Magaalada Burco ayaa Kulan la qaatay Gudida Taakulaynta Abaaraha ee Gobolka Togdheer.
Guddoomiyaha Kulmiye Ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Kulmiye Oo Burco Gaadhay Bulshadana Baaq u diray DAAWO
