Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u la hadlay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in uu taariikh madow ku lee yahay Somaliland.
”Waxa Cad Raadkii Muuse jidgooyada ugu galay Madaxweyne Axmed Siilaanyo”
