Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa Maanta Sheegtay In shaqaalaha dawladu ay Guud ahaanba Shaqooyinka ay Qaranka u Hayaan Fasax ka noqon doonaan Maalinta Beri ah oo uu Kowsan doono Sannadka Cusub ee Taariikhda Miilaadiga ee 2017.
https://www.youtube.com/watch?v=T8mMsnPGV8Q&feature=youtu.be
