Burco 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Burco ayaa sheegaya in Isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali uu faah-faahin ka bixiyey tirada dadka deegaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle ugu geeriyooday xanuunka shuban biyoodka ee ka dillaacey deeganadaasi oo abaaro baahsani ay ka jiraan.
https://www.youtube.com/watch?v=BBBcEgyFBsE
