Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Muwaadin Somaliland ah oo Dhismayaal Iskuul ka Hirgaliyey Gobolka Xaysimo.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Muwaadin Laba Iskuul ka Dhisay Gobolka Xaysimo DAAWO
