|

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Muwaadin Laba Iskuul ka Dhisay Gobolka Xaysimo DAAWO

Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Muwaadin Somaliland ah oo Dhismayaal Iskuul ka Hirgaliyey Gobolka Xaysimo.

Comments are closed