Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada caddaalada Md:Axmed faarax cadare ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey shaqaale hore uga tirsanaan jiray wasaarada caddaalada ,gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Si Rasmi ah ula Wareegay Miisaaniyadii iyo Shaqaalihii Maxkamadaha Hoose DAAWO
