|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Sare oo ka Socda Midowga Yurub iyo Qodobada lagaga hadlay DAAWO

Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay dublamaasiyiin ka socday Midowga yurub.

Comments are closed