Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Kormeer Ku Saabsan Xog Ururinta Xaalada abaaraha ayaa Taakulo Kala Duwan Gaadhsiisay Deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer.
Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Kormeer Ku Maraysa Gobolada Bari & Taakulo ay Gaadhsiisay Dadka Abaaraha Ku Tabaaloobay DAAWO
