|

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Kormeer Ku Maraysa Gobolada Bari & Taakulo ay Gaadhsiisay Dadka Abaaraha Ku Tabaaloobay DAAWO

Hargaysa 23. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Kormeer Ku Saabsan Xog Ururinta Xaalada abaaraha ayaa Taakulo Kala Duwan Gaadhsiisay Deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer.

Comments are closed