Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo la yaabay caqliga baarlamaankeena, sidoo kalena sheegay inaanay wax fa’iido ahiba Somaliland ugu jirin saldhig Milatari.
“Dekeddaasi wax dambe oo shaqa ah oo ka soconaysaa ma jirto, waa Askari, Qori iyo Rasaas” Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir.
