Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland oo ka qayb galey munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey maalintii dhallinyarada UFO ee dhagax-tuurka ayaa si murugo leh uga hadlay taariikhda maalinta dhagaxtuurka dhalinyaradda UFFO iyo waliba qaabkii loola dhaqmay dhalinyaradii waagaa noolayd ee UFO.
Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=UcZeC03r9T4
