|

Siyaasi Pro.Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Si Cilmiyeysan U Sharraxay Cawaaqibka Ka Dhalankara Saldhigga Milllatare Ee Magaalada Berbera,Wareysi Xaasaasiya DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu Telefeeshinka UNIVERSALTV la yeeshay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu si qoto dheer u sharraxay dhibaatada iyo cawaaqibka ka dhalan karo saldhiggaasi.

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxa laga wareystay arrimo badan oo xasaasi ah oo dalka ka taagan.

Waxaana siyaasi Buubaa uu marti ku ahaa barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa UNIVERSALTV.

Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa si faah-faahsan u sharraxaad waafiya uga bixiyey

Comments are closed