|

Wasiir Cukuse Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Maalintii Dhallinyarada UFO Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland oo ka qayb galey munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey maalintii dhallinyarada UFO ee dhagax-tuurka  ayaa si murugo leh uga hadlay taariikhda maalinta dhagaxtuurka dhalinyaradda UFFO iyo waliba qaabkii loola dhaqmay dhalinyaradii waagaa noolayd ee UFO.

Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland

Comments are closed