Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane ayaa Markii Kowaad ka Hadlay Saamaynta uu Kursigiisa Wasiirnimo Ku Yeelan doono Siyaasi Axmed Muumin Seed oo dhawaan Ku Biiray Xisbiga Kulmiye.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Kursigiisa Ku Leeyahay Axmed Muumin Seed Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah DAAWO
