Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamadda Nabadgalyadda Waddooyinka ayaa Magaaladda Hargaysa ka wada Hawlgal Laxaad leh oo Ku Saabsan Daleewaradda Bilaa Liisanka Iyo Gaadiidka Bilaa Sharciga ah.
Ciidamadda Nabadgalyada Waddooyinka oo Hawl gal Culus Ka Wada Gudaha Caasimada Hargaysa DAAWO
