Washington 27. February 2017 (SDN/QJ):- Waa tuma haweenayda ka soo muuqaay fagaarihii dilkii Madaxweynahii dalka maraykanka John f Kennedy sanadkii 1963, xagayse ku dambaysay haweenaydaa oo ay boolisku ka heleen cajaladii ay baadhitaanka ku samaynayeen ee laga qaaday muuqaalkii dilkii madaxweynahaasi
https://youtu.be/VumwzBpKMkk
