Delhi 27. February 2017 (SDN/QJ):- Cabdi Kariin Guuleed Madaxweynihii Xilka laga qaaday ee Dawlad Goboleedka Gal Mudug oo Xaalad Caafimaad u Jooga dalka Hindiya ayaa Cadeeyay inuu Guud ahaanba Xilkaasi Iska Casilay.
https://www.youtube.com/watch?v=f0zbQo_7Ce4

