Dubai 27. February 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Somaliland ee dalka Itoobiya Cali Salaan Jirde ayaa ka hadlay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland ka siinayso Madaarka Berbera Dawlada Isu Taga Imaaraadka Carabta.
‘’Yaan la Idinku Hodin Itoobiyaa Diidaysa Saldhiga Mileteri Iyo Xuutiyiintaa Idin soo Tooganaysa’’ Safiir Cali Shoonbe DAAWO
