Muqdisho 02. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan leh ka Jeediyey Fadhigii Kowaad ee uu Yeesho Baarlamanka Cusub ee Federaalka Somalia Isla Markaana Markii danbe ay ku Ansixiyeen Raysal Wasaaraha Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Magacaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=2QUwGeAxTVw
