|

Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Magaaladda Berbera oo Maanta Ka Dhacay London DAAWO

LondonĀ 02. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda London ee Cariga Ingiriiska Ka Dhacay Mudaharaad ay Ka Qayb qaadanayaan Qaybo ka Mid ah Jaaliyada Somaliland ee Dalkaasi Ku Dhaqan oo ay Kaga Soo Horjeedaan Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland Ka Siisay Dalka Imaaraadka Magaaladda Berbera Kaas oo ay ka Hor dhigeen Safaarada Imaaraadku ku Leeyahay London.

Comments are closed