‘’Fanaanka,Weriyaha Iyo Dhakhtarkuba Midna Xuduud Maleh ayaan Odhan Karaa,Anigoo Hargaysa u dhashay Hadana Xamar Waan Tegayaa’’ Fannaanada Yurub Geenyo DAAWO

Muqdisho 17. March 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Yurub Geenyo oo doraad laga saaray ka Mid ahaanshaha Kooxdeedii Xidigaha Geeska Xili ay Socdaal Ku Joogto Magaaladda Muqdisho ayaa Sheegtay in Fannaanku aanu Xuduud lahayn.

https://www.youtube.com/watch?v=q68RrVlNA9c