Abu-dubai, 20 March, 2017 (SDN/QJ):- Wefti Qaran oo ka Socda Somaliland Isla Markaana uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Magaaladda Dubai ee Dalka isu Taga Imaaraadka Carabta kaga qayb galay Dhaqan Gelinta Heshiiskii Saldhiga Mileteri Imaaraadka Looga Siiyay Magaaladda Berbera.
